Dalalka Aasiya intooda badan oo caawa laga arki waayey bisha Shawaal

Dalalka Aasiya intooda badan ayaa ku dhawaaqay inay waayeen Bishii Shawaal oo maqribnimadii caawa laga baadi goobayay dalalka islaamka oo dhan. Dalka Indonesia ayaa ku dhawaaqay ugu horeyn in Berri ay tahay 30-ka Ramadaan, kadib markii la waayay Bishii Shawaal oo aragtideeda laga raadiyey dalkaasi, waxaana sidoo kale dalalka saacadaha badan ka horeeya Geeska Afrika … Continue reading Dalalka Aasiya intooda badan oo caawa laga arki waayey bisha Shawaal